Yuusuf Dabageed oo ka hor yimid Xil ka qaadistii lagu sameeyay iyo xiisad ka taagan Baladweyne

Gudoomiyihii Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Yuusuf Dabageed) ayaa si deg deg ah uga hor yimid xil ka qaadistii uu ku sameeyay Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare. Wareegto kasoo baxday Madaxweyne Waare ayaa xilka looga qaaday Yuusuf Dabageed oo khilaaf xoogan uu kala dhaxeeyay Madaxweynaha, waxa uuna Madaxweynaha Hirshabelle magacaabay Gudoomiye cusub uu yeelanayo gobolka Hiiraan. … Continue reading Yuusuf Dabageed oo ka hor yimid Xil ka qaadistii lagu sameeyay iyo xiisad ka taagan Baladweyne